Junte-se a nós em uma viagem ao mundo dos livros!
Adicionar este livro à prateleira
Grey
Deixe um novo comentário Default profile 50px
Grey
Assine para ler o livro completo ou leia as primeiras páginas de graça!
All characters reduced
Taageerayasha Megan - Hagaha Nafta Shebeylkii Reer Aakhiradka Iyo Hoyadii Cabsida - cover
LER

Taageerayasha Megan - Hagaha Nafta Shebeylkii Reer Aakhiradka Iyo Hoyadii Cabsida

Owen Jones

Editora: Tektime

  • 0
  • 0
  • 0

Sinopse

Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano. 
madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxunTaxanaha mucjisooyinka ee Megan waxa uu kakoobanyahay labaatan iyo sadex sheekooyin kuwaasoo kusaabsan awooda gabadhan yar ay ledahay taasoo ah in ay sameen karto waxyaalo badan oo qofkale oo qoyskooda kamida uusan sameen karin. Buuga koowad ama sheekada koobad Megan waxey jirta toban iyo laba sano.waxaa heestay laba dhibaato oo weyn oon laga gudbi karin. Hooyaded waxeey kacabsi qabtay awoodahan qarsoon ooy gabadheda leedahay iskabadaa iney kacaawiso ee balse weyba niyad jabin jirtay.sidookale meysan heli karin macalin caawiyo gabadheeda sifa ay ukororsato awoodeeda mucjisooyinka ah. Megan hooyaded meysan rabin kaliya iney ogaato waxii macquulgal ah oo lasameen karo iyo sida loosameenkaro balse waxey rabtay iney ogaato gabadheeda sida ay uisticmaali doonto awoodaheedan qaaska ah. Megan waa gabar wanaagsan, sidaa darteed waxey uegtahay iney awoodaheda uisticmaali doonto sifiican balse waqti kasto ma fududo in lasameeyo waxyalaha wanagsan xataa adigoo og sheygaas waxa uu yahay.sheekooyinkan kusaabsan Megan waxa kaheli doono qofkasta oo daneeyo ama jecel awoodaha mucjisooyinka oo toban sano ilaa iyo boqol jir udhaxeeyaan. Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano. 
madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal  kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxunPUBLISHER: TEKTIME
Disponível desde: 21/10/2022.

Outros livros que poderiam interessá-lo

  • Khayaaliga Farxada - Jaceylka Laga Dooranayo Cabsida - cover

    Khayaaliga Farxada - Jaceylka...

    Ken Luball

    • 0
    • 0
    • 0
    ” Yaa fiirinaya riyada wax ka baxsan.Yaa guddaha u muuqda qof baraarugsan.”Carl Jung Farxada Khayaaliga ah;Ka doorbidida jaceylka cabsida waa buugaag 4 ah ee ”Tetralogy-ka Baraaruga”. Buugani waxa uu daaha ka qaadayaa wadooyin badan oo been abuur ah oo loo maro nolosha oo aan mari karno iyo sida aan ku heli karno nabad gudaha iyo ujeedada nolosheenna.
    Marka xiriirka aan la leenahay adduunka inagu xeeran uu ku dhismo muraayad cabsida leh, Socdaalkeena Nolosha inta badan wuxuu dareemi karaa cidlo iyo dulmi. Dhibaatooyinkeennu waa kuwo aan dhammaad lahayn, shandaddeennu waa culus yihiin, oo inta badan noo horseedda in aan dhisno caqabadaha gudaha, oo naga ilaalinaya dhaawacyada niyadeed. Hase yeeshee caqabadahan la midka ah waxay sidoo kale u adeegaan inay naga go'doomiyaan wax kasta oo nagu wareegsan, oo ay ku jiraan nafteena runta ah. Dhalanteedka Farxadda waa buug ruuxi ah oo muujinaya sida jacaylka cabsida loogu qabo, jooji raadinta macnaha iyo farxadda gudaha iyada oo loo marayo hawlaha dibadda iyo xiriirka adduunka; halkii aad ka raadin lahayd gudahaga.PUBLISHER: TEKTIME
    Ver livro
  • Milicsiga Ruuxa - Buug Ku Saabsan Baraaruga Iyo Wacyigelinta - cover

    Milicsiga Ruuxa - Buug Ku...

    Ken Luball

    • 0
    • 0
    • 0
    ”Milicsiga Ruuxa: Buug ku Saabsan Baraaruga iyo Iftiinka” waa buug maanso ah, oo ka kooban 200 oo tuducyo ruuxi ah oo bilaaash  ah. Gabayadan waxaa ka mid ah milicsiga lagu arkay afarta sheeko ee ruuxiga ah ee ku jira ”Tetralogy-ka Baraaruga”, marka lagu daro qaar kale oo badan oo aan weli la daabicin. Mawduuca hoose ee maansooyinkani waa Ruuxa, mid walbana wuxuu muujinayaa dhinacyada kala duwan ee ” Baraaruga ” iyo ”Iftiinka”.Milicsiga Ruuxa: Buug ka hadlaya Baraaruga iyo wacyigalinta waa buug maanso ah, oo ka kooban 200 oo tuducyo ah oo ruuxi ah oo bilaaash  ah. Gabayadan waxaa ka mid ah milicsiga lagu arkay afarta sheeko ee ruuxiga ah ee ku jira Tetralogy-ka Baraaruga, marka lagu daro qaar kale oo badan oo aan weli la daabicin. Mawduuca hoose ee maansooyinkani waa Ruuxa, mid walbana wuxuu muujinayaa dhinacyada kala duwan ee geedi socodka baraarujinta iyo wacyigelinta labadaba. Ma aha kuwo diineed, laakiin waxay maalin kasta ka tarjumayaan ruuxiga ah ee wacyigalinta ruuxiga ah. Ruuxnimadu waa rumaynta in ay jirto qayb ka mid ah Ilaah (Ruux ama Naf) oo ku dhex jirta nolol kasta, taas awgeed, nolol kastaa waa muhiim, siman, oo isku xidhan. Hadafka aan ka lahaa qorista afarta buug ee baraaruga Tetralogiga iyo buuggan gabayada, waxay ahayd inaan isku dayo inaan baraarujino oo aan caawiyo kuwa kale, kuwaas oo la bararugay, si ay si buuxda u fahmaan waxa Iftiinku yahay, si Socdaalkooda Nolosha si buuxda loo xaqiijiyo.PUBLISHER: TEKTIME
    Ver livro
  • Milicsiga Ruuxa - Buug Ku Saabsan Baraaruga Iyo Wacyigelinta - cover

    Milicsiga Ruuxa - Buug Ku...

    Ken Luball

    • 0
    • 0
    • 0
    ”Milicsiga Ruuxa: Buug ku Saabsan Baraaruga iyo Iftiinka” waa buug maanso ah, oo ka kooban 200 oo tuducyo ruuxi ah oo bilaaash  ah. Gabayadan waxaa ka mid ah milicsiga lagu arkay afarta sheeko ee ruuxiga ah ee ku jira ”Tetralogy-ka Baraaruga”, marka lagu daro qaar kale oo badan oo aan weli la daabicin. Mawduuca hoose ee maansooyinkani waa Ruuxa, mid walbana wuxuu muujinayaa dhinacyada kala duwan ee ” Baraaruga ” iyo ”Iftiinka”.
    Milicsiga Ruuxa: Buug ka hadlaya Baraaruga iyo wacyigalinta waa buug maanso ah, oo ka kooban 200 oo tuducyo ah oo ruuxi ah oo bilaaash  ah. Gabayadan waxaa ka mid ah milicsiga lagu arkay afarta sheeko ee ruuxiga ah ee ku jira Tetralogy-ka Baraaruga, marka lagu daro qaar kale oo badan oo aan weli la daabicin. Mawduuca hoose ee maansooyinkani waa Ruuxa, mid walbana wuxuu muujinayaa dhinacyada kala duwan ee geedi socodka baraarujinta iyo wacyigelinta labadaba. Ma aha kuwo diineed, laakiin waxay maalin kasta ka tarjumayaan ruuxiga ah ee wacyigalinta ruuxiga ah. Ruuxnimadu waa rumaynta in ay jirto qayb ka mid ah Ilaah (Ruux ama Naf) oo ku dhex jirta nolol kasta, taas awgeed, nolol kastaa waa muhiim, siman, oo isku xidhan. Hadafka aan ka lahaa qorista afarta buug ee baraaruga Tetralogiga iyo buuggan gabayada, waxay ahayd inaan isku dayo inaan baraarujino oo aan caawiyo kuwa kale, kuwaas oo la bararugay, si ay si buuxda u fahmaan waxa Iftiinku yahay, si Socdaalkooda Nolosha si buuxda loo xaqiijiyo.
    Ver livro
  • Taageerayasha Megan - Hagaha Nafta Shebeylkii Reer Aakhiradka Iyo Hoyadii Cabsida - cover

    Taageerayasha Megan - Hagaha...

    Owen Jones

    • 0
    • 0
    • 0
    Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano. 
    madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun
    Taxanaha mucjisooyinka ee Megan waxa uu kakoobanyahay labaatan iyo sadex sheekooyin kuwaasoo kusaabsan awooda gabadhan yar ay ledahay taasoo ah in ay sameen karto waxyaalo badan oo qofkale oo qoyskooda kamida uusan sameen karin. Buuga koowad ama sheekada koobad Megan waxey jirta toban iyo laba sano.waxaa heestay laba dhibaato oo weyn oon laga gudbi karin. Hooyaded waxeey kacabsi qabtay awoodahan qarsoon ooy gabadheda leedahay iskabadaa iney kacaawiso ee balse weyba niyad jabin jirtay.sidookale meysan heli karin macalin caawiyo gabadheeda sifa ay ukororsato awoodeeda mucjisooyinka ah. Megan hooyaded meysan rabin kaliya iney ogaato waxii macquulgal ah oo lasameen karo iyo sida loosameenkaro balse waxey rabtay iney ogaato gabadheeda sida ay uisticmaali doonto awoodaheedan qaaska ah. Megan waa gabar wanaagsan, sidaa darteed waxey uegtahay iney awoodaheda uisticmaali doonto sifiican balse waqti kasto ma fududo in lasameeyo waxyalaha wanagsan xataa adigoo og sheygaas waxa uu yahay.sheekooyinkan kusaabsan Megan waxa kaheli doono qofkasta oo daneeyo ama jecel awoodaha mucjisooyinka oo toban sano ilaa iyo boqol jir udhaxeeyaan. Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano. 
    madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal  kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun
    Ver livro
  • Khayaaliga Farxada - Jaceylka Laga Dooranayo Cabsida - cover

    Khayaaliga Farxada - Jaceylka...

    Ken Luball

    • 0
    • 0
    • 0
    ” Yaa fiirinaya riyada wax ka baxsan.Yaa guddaha u muuqda qof baraarugsan.”Carl Jung Farxada Khayaaliga ah;Ka doorbidida jaceylka cabsida waa buugaag 4 ah ee ”Tetralogy-ka Baraaruga”. Buugani waxa uu daaha ka qaadayaa wadooyin badan oo been abuur ah oo loo maro nolosha oo aan mari karno iyo sida aan ku heli karno nabad gudaha iyo ujeedada nolosheenna.
    Marka xiriirka aan la leenahay adduunka inagu xeeran uu ku dhismo muraayad cabsida leh, Socdaalkeena Nolosha inta badan wuxuu dareemi karaa cidlo iyo dulmi. Dhibaatooyinkeennu waa kuwo aan dhammaad lahayn, shandaddeennu waa culus yihiin, oo inta badan noo horseedda in aan dhisno caqabadaha gudaha, oo naga ilaalinaya dhaawacyada niyadeed. Hase yeeshee caqabadahan la midka ah waxay sidoo kale u adeegaan inay naga go'doomiyaan wax kasta oo nagu wareegsan, oo ay ku jiraan nafteena runta ah. Dhalanteedka Farxadda waa buug ruuxi ah oo muujinaya sida jacaylka cabsida loogu qabo, jooji raadinta macnaha iyo farxadda gudaha iyada oo loo marayo hawlaha dibadda iyo xiriirka adduunka; halkii aad ka raadin lahayd gudahaga.
    Ver livro